Nin Caado ka dhigtay in uu xado dharka loo xiro caruusada iyo sabab yaab leh oo ka dambeysa

Nin 50-sano jir oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa caado ka dhigtay in uu xado dharka loo xiro haweenka arooska ah, waxaana ninkan xiliyo kala duwan dukaaman ka xaday dharka ay xirtaan Haweenka la guursanayo. Booliiska Shangahai ee dalka Shiinaha ayaa xiray ninkan caadada ka dhigtay in uu xado dharka caruusada, waxaana ninkan lagu eedeeyay … Continue reading Nin Caado ka dhigtay in uu xado dharka loo xiro caruusada iyo sabab yaab leh oo ka dambeysa